How to make money as contact creator

 



  contact creator

Contact creator waa hal abuure mihnadaan waa mid aad u sareysa casriga manta lajoogo waxayna kuu noqon kartaa il dhaqaale.

 

Contact creator haa hab fikrad gudbin ah taasi oo ku qotanta wax soo jeedin lakin wey ka duwan tahay wax jeedintii la is ticmaali jiray xiligii hore balse hada wey kaduwan tahay sawabtoo contact creator wuxu u qeyb samaa dhowr nooc.

 

Sida In aad sawir ahaan wax usoo gudbiso ama video ahaan usoo gudbiso balse midka  ugu weyn waa sameynta videos ka .

 

Hadii aa tahay contact creator waxa jirta qaab aad lacag ku sameyn karto sida in aad sameyso muqaalo tasi oo ku sawabeysa in aad in aad lacag ka sameyso shan ilood oo  kala duwan oo dhaqaala ah.

Sida in aad markete aha taa sida in aad xayeysiin sameyso waa mid kamid ah sida aad lacag ugu sameyn laheyd mida kale hadii aad youtube chanel leedahay videoska aad soo gudbineysid isla shirkada youtube ayad lacag kasameyn kartaa.

 

Balse waxaad u bahan tahay inaad barato xirfada sameyn videos ka iyo nashqadenta taasi oo kaa cabineysa in aad noqoto contact creator aad u sareysa xirfadiisa.

 

Contact creator hadiiaad rabto in aad noqoto qof lacag kasameya waa in aad dhistaa xirfadaada kadibna aad heshaa dad dhageysta contactiyada aad sameyso.

 

Waa in aad heshaa mowduuc aad kaso hadasho oo laguugu yaqaano kadibna halkaas waxaad kasameyn dontaa daqli.

Tusaale waxaad aragtay soomali badan oo caan kuwaa oo soo gudbiya barnaamisho dhanka iyo social meadia yaha sida facebook youtube iyo tiktok.

Waxayna kasameyaan lacag ha ahaato xayeysiinta ay u sameyaan shirkadaha iyo dawashada taageeradooda.

Xirfadaan barashadeeda waxay kugu qadan karta inta ugu yar waa sedex bilood basle in aad muqalo soo gudbiso oo aad lacag ka sameyso waxay u bahan tahay waqti

xirfadaan muuqaal sameynta ama contact creator waxaad kaga shaqeyn kartaa sida website yada sida 

freelancer upwork fiver.

0 Comments