Wahti is forex trader
Forex trading waa suuqa isku sarifka lacagaha waliba si online ah suuqani forex waa mid kamid ah xirfada loogu barashada badan yahay 30 sano ee udanbeyay.
Waxaa jira suuqyo faro badan oo dunida ka jira sida stock market cryptomarkret future market waa suuqyo caalamali ah.
Forex trading waa xirfad u bahan barsho aad u sareyso mahan xirfad aad ku baran karto si iska caadi waa in aad waqti uhurtaa.
…………………………………….
Yaa baran kara forex
…………………………………….
Forex kaliya waxa baran kara qof adag oo naftiisa ka adag kaasi oo leh dulqaad kabadan midka dadka kale ay leyihiin.
Forex hadii aad barato waxaad gaareysaa isku filnaasho taasi oo ku horseedi doonta in aad isku filnaasho dhaqaale gaarto.
…………………………………….
Sideen ku baran kartaa forex trading
…………………………………….
Waxaad ku baran kartaa wadooyin dhowr ah in aad ku biirto xarun lagu barto forex taaasoo aad kaheli kartit magaalada aad joogo adigo tagaya waliba macalinka aad is arkeysaan.
Wadada kale waa in aad qaab online ku barato adigoo macalinka kula kulmaya qaabka fogaan araga ee zoomka
Mide kale waa in aad wax lacag ah bixin aadna ka barato youtube ka si bilaasha ah waxaa jira macalimiin badan oo somaali ah sida (ABDUWALI MOALIMUU)waa macalinka ugu caansan xitaa aan aniga kabartay forex waxaadna ka heleysaa youtube kiisa (moalimu fx).
Digniin hadii aad forex baraneyso in aad kula cararin durbada lacagtaada waxaa jirta arin arday farabdan kuwaas oo ku dagdaga bilaha ugu horeyso.
Taasi waxaa ku dhanta in aad barashada aad xooga saarto
……………………………………………………
Faaidooyinka kashaqeysiga suuqa forex ka
…………………………………………………...
Waxaad xor u noqon doontaa waqtigaga mana jiri doonta cid kula xisaab tami donta oo sida qof shaqaale ahaan kula dhaqmi donta.
Waxaad xor u tahay xiligaa doonto aad shaqeysan karto iyo in aad xiliaad rabto aad iska deyn karto kaliya forex ayaad kaheli dontaa arinkaas.
0 Comments